Maamulka Gobolka Banaadir oo ka Jawaabay Warkii kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha

War Saxaafadeed goordhaw kasoo baxay maamulka Gobolka Banaadir ayaa looga hadlay qoraalkii shalay kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ee lagu sheegay in ay jiraan dhul dan guud ah oo si sharci daro ah loo bixiyay. Qoraalkan kasoo baxay Maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagu beeniyay in ay jiraan dhul danguud ah oo dowladu leedahay oo la … Continue reading Maamulka Gobolka Banaadir oo ka Jawaabay Warkii kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha